Muqdisho: Qiimaha la kala siisto Xoolaha nool oo Sare u kacay iyo labo arrin oo sabab u ah

Qiimaha la kala siisto xoolaha nool gaar ahaan Lo’da, Geella iyo Ariga ayaa sare uga kacay Suuqyada dalka maalmihii ugu dambeeyey. Sare u kaca ku yimid qiimaha xoolaha oo sanad walba xiligan oo kale la arko ayaa loo sababeynaa ganacsato kumanaan xoolo ah iibsata si ay ugu dhoofiyaan dalka Sacuudiga maadaama la joogo xiligii Xajka … Continue reading Muqdisho: Qiimaha la kala siisto Xoolaha nool oo Sare u kacay iyo labo arrin oo sabab u ah